Wafdi uu hoggaaminayo maamulaha shirkadda HICO Mudane Abdrisaq Ibrahim Mohamed ayaa gaaray magaalada Hobyo.
Shirkadda Hobyo Investment Company iyo Shirkadda Metag ayaa wada saxiixday heshiis ganacsi kaas oo lagu dhisaayo dekadda hobyo .
sahankaan ayaa waxaa si wdajir ah uga qeyb qaatay shirkadaha Hobyo Investment Company
The port development deal will create a trade corridor between Somalia and Ethiopia and boost Turkiye’s strategic influence in the Horn of Africa.
Turkish contractor Metag Holding on Tuesday signed an agreement to expand the ancient Somali port of Hobyo,