Wafdi uu hoggaaminayo maamulaha shirkadda HICO Mudane Abdrisaq Ibrahim Mohamed ayaa gaaray magaalada Hobyo.
Wafdiga waxaa ka mid ahaa wasiir hore mudane Abdiqadir Adan Qalabxoor ahna Xoghayaha Guud ee Shirkadda HICO,
Sidoo kale safarkaan madaxda shirkadda HICO waxaa ku wehliyay madaxa mashruuca dhismaha dekadda Hobyo u qaabilsan shirkadda METAG oo ah shirkadda Turkiga ka socota ee qaybtana ka ah dhismaha dekadda Hobyo .
Wafdiga waxaa magaalada ku soo dhaweeyay maamulka degamda Hobyo iyo qaar ka tirsan bulshada deegaanka.
Share This News